Qeexid

"Khad; dawaad."

Qeexid Xigta

Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maddaad oo kali ah:
  • Mudanow Madaxweyne, maxaa xukuumaddaada ka hor joogga in ay wada-hadal la gasho, ama la tashato dhinacyada mucaaradka sidii dalka loo wada dhisi lahaa, loona soo afjari lahaa khilaafka siyaasiga ah?
  • Sidoo kale, waxay ummaddaadu si weyn kuugu qirayaan isla markaana kugu xasuusan doonaan:  Inaad tahay muwaadin lambar kow, oo ay Somalilandernimadu ku dheer tahay lehna kartidii, aqoontii, magacii, milgihii iyo maamuustii hogaamiyenimo.