Qeexid

"(-do, m.l) Meel dhisan oo ay yaalliin mashino waaweyn oo wax lagu daabaco. ld madbaco."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madbacad oo kali ah:
  • Waxa inta raaca in aanu Radio Hargeysa iyo madbacada iyo jaraaidka dawlado ay dhex u noqdaan axsaabta ku tartamyesa siyaasada.
  • Isaga ayaa la baxa lacagta madbacadda, isaga ayaana waxiisa suuqgeysta.