Qeexid

"Qof qaran madax u ah."

Qeexid Xigta

Bayd faal oo madaxa ka ah labo, saddexda hogood oo kalena min hal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaxweyne oo kali ah:
  • Waa safarkii ugu horeeyay ee Ra’iisul Wasaaraha cusub Soomaaliya uu ku tago dalka Itoobiya, iyadoo horay Madaxweyne Sh.
  • Ergayga gaarka ah ee UN-ka u qaabilsan arimaha Somalia, wuxuu sidoo sheegay in maamulka cusub ee uu hogaaminayo Madaxweyne Sh.