Qeexid

"ld madaxnimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaxti oo kali ah:
  • Shir jaraa’id oo uu Yaxye X. Ibraahim ku qabtay gurigiisa maalintii shalay oo uu arrintaa kaga dhawaaqay waxa kale oo uu kaga waramay arrimo kale oo ku saabsan xaalada dalka iyo sababaha ku kalifay inuu ka qayb qaato tartanka madaxtinimada.
  • Waxa kaloo ay sheegeen sida ay ugu qanacsan yihiin musharixiinta xisbigaa ee madaxtinimada Axmed Maxamed Siilaanyo iyo C/raxmaan Aw Cali Faarax oo ay sheegeen inay yihiin kuwo waxqabadka dibedda ee Somaliland kaga habboon Mr.