Qeexid

"Madax ahaansho (qof). ld madaxti, madaxtinnimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaxnimo oo kali ah:
  • Madaxweynuhu wuxuu sheegay in xukuumadiisu ay tixgelinayso cid walba oo nabad wax ku doonaysa, isagoo xusay inay sameyn doonaan marka uu xiligoodu dhamaado doorashooyin xor, taasna loo ogolaanayo cid walba oo madaxnimo doonaysa.
  • Laakiin Axmed waa nin madaxnimo qaadi kara oo dalka hogaamin kara.