Qeexid
Qof la qafaalay hanti ku soo furasho.
[-rtay, -ratay]
f.g3Qof la qafaalay hanti ku soo furasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Hanti iwm oo lagu furto qof la qafaalay.
Qeexid Xigta: ld madaxfurasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg madaxfuro. ld madaxfurad (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Oogada qaybta sare ee nafleyda.
Qeexid Xigta: Maskax, laab, caqli.
Qeexid Kale: Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Qof meel ama dad u sarreeya; duq waayeel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Iin madaxa ku dhacda oo yareeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wareer iyo xanuun dadka madaxa ka qabta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -xeeyay, -xeysay
Qeexid: Kubbad madaxa ku dhufasho.
Qeexid Xigta: Shir iwm hoggaamin (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld madaxnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: madaxla' m.dh 1. Waddo yar oo markii waxyar lagu socdo dhammaato. 2. Jeex wax yar markuu socdo dhamaada.
m.l
Qeexid: ld maskaxfareed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg madaxee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (bot.) Geedgaab faallala oo leh laamo jilicsan iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto; maskaxbuq; qasanqas; madaxbushi. ld madaxbushi, maskaxbuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tegidda la tago meel hawl laga hayo iyadoo aan la doonayn in laga qayb qaato.
Qeexid Xigta: Kormeer aan toos ahayn oo cid hawl haysa lagu sameeyo. ld madaxtusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Meel hawl laga hayo,iyadoo aan la doonayn in laga qayb galo, tegid.
Qeexid Xigta: Cid hawl haysa kormeer aan toos ahayn ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caro iyo dulqaad yari qof dabeecad u leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld madal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: madaa'iix m.dh.w eeg madiix1.
m.l
Qeexid: Sadaqo loo bixiyo qof haween ah oo dhintay.
Qeexid Xigta: Allabbari haweenku bixiyaan marka ay soo sid dhaweeyaan; kuraysi; taraaraysi; sagaalaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-dlay, -dashay; -dli) Qof ballamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]