Qeexid

"eeg madaxee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaxeyn oo kali ah:
  • Qaybta xassuustu waxay isugu jirtay Quraan iyo duco loogu talogalay Marxuumkii Madaxeyne Maxamad Xaaji Ibraahin Cigal (Alla ha u naxariiste) ee dhowaan geeriyooday, taariikhdiisii dheerayd iyo waxqabadkiisii oo la xassuustay.
  • "Madaxeynaha oo ah taliyaha guud ee ciidammada qalabka sida, wuxuu waqti badan ku bixiyay siduu wax uga qaban lahaa baahida ciidamada qalabka sida.