Qeexid
ld madaxbannaanaan.
ld madaxbannaanaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Hay'ad iwm oo danahooda u xor ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Haweeney aan nin lahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Dawlad calan leh oo xor ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg madaxbannaan. ld madaxbannaanaansho, madaxbannaani.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Ka m.: hawl iwm fulinteeda xor u noqosho.
Qeexid Xigta: Ka m.: cid cid kale maamulkeeda, xukunkeeda iwm ka xor noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh eeg madaxbaannanow. ld madaxbannaanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax hannaan wanaagsan u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (bot.) Geedgaab faallala oo leh laamo jilicsan iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto; maskaxbuq; qasanqas; madaxbushi. ld madaxbushi, maskaxbuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Oogada qaybta sare ee nafleyda.
Qeexid Xigta: Maskax, laab, caqli.
Qeexid Kale: Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Qof meel ama dad u sarreeya; duq waayeel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld madaxbuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg madalsan. ld madalsanaansho (2), madashanaan, madashanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld madalsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: madaxla' m.dh 1. Waddo yar oo markii waxyar lagu socdo dhammaato. 2. Jeex wax yar markuu socdo dhamaada.
m.dh
Qeexid: ld madaxnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -xeeyay, -xeysay
Qeexid: Kubbad madaxa ku dhufasho.
Qeexid Xigta: Shir iwm hoggaamin (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg madax-adag. ld madax-adkaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Meel hawl laga hayo,iyadoo aan la doonayn in laga qayb galo, tegid.
Qeexid Xigta: Cid hawl haysa kormeer aan toos ahayn ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg madaxee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tegidda la tago meel hawl laga hayo iyadoo aan la doonayn in laga qayb qaato.
Qeexid Xigta: Kormeer aan toos ahayn oo cid hawl haysa lagu sameeyo. ld madaxtusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sadaqo loo bixiyo qof haween ah oo dhintay.
Qeexid Xigta: Allabbari haweenku bixiyaan marka ay soo sid dhaweeyaan; kuraysi; taraaraysi; sagaalaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]