Qeexid

"Hay'ad iwm oo danahooda u xor ah ahaansho."

Qeexid Kale

Dawlad calan leh oo xor ah ahaansho.

Qeexid Xigta

Haweeney aan nin lahayn ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaxbannaan oo kali ah:
  • Ka maqnaanshaha Somaliland ay Soomaaliya ka maqan tahay, in kasta oo aan dunidu aqoonsanayn balse ay xaqiiqo ahaan u jirta, waa calaamatul su ‘aal weyn oo dul saraan madaxbannaani iyo dhawr-sanaanta dhuleed ee Soomaaliya.
  • Khasaaraha labada dhinac ayaan si madaxbannaan loo sheegi karin, inkastoo dhinaca Maxaakiimtu sheegteen inay ka dhaawacmeen 3 dagaalyahan, halka khasaaraha soo gaadhay ciidammada Itoobiya aan la aqoon.