Qeexid

"Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madax-adayg oo kali ah:
  • Way u muuqatay danyaraanta gabadhu ka calaacashay laakiinse wuxuu laabta ku hayey cidhib xumada ka dhalan karta amarka Garaadka oo uu ka madax-adaygo ileen “Askar amar ka diidaa kornayl, waa Allow sahale.”
  • Caydiid C/llaahi Ilko-xanaf, oo iska casilay jagooyinka Ra'iisul wasaare ku xigeen iyo Wasaarada Waxbarashada oo isaguna la hadlay BBC-da ayaa sheegay in sababta ay isku casileen ay tahay madax-adaygnimo ay ka dareemeen Nuur Cadde.