Qeexid

"Oogada qaybta sare ee nafleyda."

Qeexid Kale

Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.

Qeexid Xigta

Maskax, laab, caqli.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madax oo kali ah:
  • Waxaan si gaar ah ugu dhiirigalineynaa madaxweynaha cusub in uu wadatishiga iyo dib u heshiisiinta uu ka dhigto mudnaanta kowaad.
  • Bishii hore ee sannadkan ayey maxkamadi xukuntay inuu Mr: Rovalamanana yahay Madaxweynaha sharciga ah ee Mada-gaskar, waxaynu taasi ka dambaysay markii uu muran ka dhashay doorashooyin bishii Diisambar ee sannadkii hore ka dhacay halkaa.