Qeexid

"ld madalso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madasho oo kali ah:
  • Dagaal dhexmarey ciidamada PL & Shabaab mar kale Dagaalkan ayaa saaka aroortii waxaa uu dhexmarey ciidamada Puntland oo ku daba jira firxadka kooxaha AlShabaab kuawasoo weli ku dhumaaleysanaya dhul kaymo ah ee ku dhow goobta la yiraahdo Madashoon.
  • Dhinaca kale wararka naga soo gaaraya jiida hore ee dagaalka ayaa sheegaya in ciidamada Puntland qabsashada degaanka Madashoon kadib dagaal la galeen koox raacdo reeb ah kuwaasoo u baxsadey dhinacaas iyo Howdka.