Qeexid

"Tooxo yar oo buuro u dhexeysa."

Qeexid Xigta

Nooc bulukeetiga ka mid ah oo ka samaysan dhoobo iyo caws la isku qallajiyey.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madar oo kali ah:
  • MADAR Yuusuf Cali Sh.
  • Muddo ka bacdi sheikh Madar (AHN) wuxu Hargaysa ka sameeyey maamul aan ku salaysnayn qabiil kaliya, balse ka kooban qabiilooyin kala duwan oo ka tirsanaa Jameecada, Islama markaana lagu maamulo Kitaabka quraanka kariimka ah iyo sunaha rasuulka (CSW).