Qeexid

"Wax dhagax lagu arjimay ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madan oo kali ah:
  • Ururka Midowga Afrika ayaa maamula howlgalka AMISOM, kaasoo ahaa mid nabad ilaalin ku billowday balse haatan ciidamadan qayb ka yihiin dagaalada ka socda Muqdsiho, iyagoo garab siinaya dowladda Soomaaliya.
  • Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ciidamadan ayaa si nabad ah kaga soo gudbay degmada Bardaale ee Gobolka Bay, halkaasoo inta badan ay kula kulmi jireen dagaalo kaga yimaada kooxaha mucaaradka ah.