Qeexid

"Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis."

Qeexid Xigta

Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaar oo kali ah:
  • Lama oga ilaa iyo hada in Mas'uuliyiin ka soo dageyso Madaarka iyo in ay ka dhoofayaan, waxaase wadada ka timaada Air Porka lagu arkayay ciidamo raxan raxan u socda oo dadka iyo gaadiidka ka celinayay wadada.
  • Mar kale, ayaa baabuurkii hashkadii bilaabay, anagoo marayna halka ay ku kala baydhaan waddada Madaarka tagta iyo ta ina naxar u soo leexata.