Qeexid

"eeg madfac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaafiic oo kali ah:
  • Marka laga soo tago madafiicda ay is weydaarsanayaan kooxaha dagaalamaya, waxaa weli si aan kala go' lahayn u socda madaafiic aan bartilmaameedkoodu saxneyn oo lagu garaacaaayao goobo ay degan yihiin dad rayid ah.
  • Dhinacyada iska soo horjeeda ayaa xiliyada ay dagaalamayaan waxa ay isku adeegsadaan Madaafiic iyo rasaas cul-culus,taas oo intabadan saameyn ku yeelata dadka shacabka ah ee ku nool deegaaanada dagaaladu ka dhacaan intabadan.