Qeexid

"madaa'iix m.dh.w eeg madiix1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaa oo kali ah:
  • Khasaraha ayaan weli la ogaan karin madaama dagaalku habeensadey isla markaana isu socodkii magaalada joogsadey.
  • Akhbaaraadkii ugu dambeeyay ee laga helay degmadaas ayaa waxay tibaaxayaan inay socdaan hub urursi u dhexeeya dhinacyada dagaalamay, iyadoo dadka degmadaas ay cabsi weyn ka qabaan inay dagaallo kale dhaca.