Qeexid

"(-bo, m.l) (dii.) Afarta dugsi oo waaweyn ee fiqiga Islaamka middood (Xanafi, Shaafici, Xanbali iyo Maaliki). ld madhab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mad-hab oo kali ah:
  • Ugu danbayn haddii ay qabriga salixintii hore ee saxaabada helaan ama anbiyada ilaahey oo uu ku jira nabi maxammed scw ma sidan bay u gali lahaayeen mase kuwan waxay ku eedaynayaan inaysan ku mad-hab ahayn oo suufiyo yihiin iwm.
  • . Fuqahada mad-habta Xanafiga iyo qaar ka mid ah Shaaficiyaduna waxay yiraahdeen: waxaa habboon in lagu khudbeeyo afcarabi, laakiin khasab ma aha, oo khaddiibku wuxuu ku khudbayn karaa afkii la doono ee dhegaystayaashu ay fahmayaan.