Qeexid

"Ixsaan; wanaag; samafal."

Qeexid Kale

ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.

Qeexid Xigta

(- fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macruuf oo kali ah:
  • Waxa soo jeedinaya soona diyaariyay Haaruun Macruuf.
  • Haddaba, Haaruun Macruuf ayaa wararkan cusub ka waraystay dhamme, Cabdulqaadir Cusmaan Mursal Nuunow, oo ah taliyaha saldigga booliiska Afgooye.