Qeexid

M. ah: wax suurta gal ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macquul oo kali ah:
  • "DF waxay ka sugaysaa calaamka inay dhexdhexaadiyaan, nabadna ay kusoo rogaan dalkooda, waana wax aan macquul ahayn oo aan u suurogalayn" ayuu yiri Riyaale oo intaas ku daray in dadka Somalia ku nool ay ku tashadaan awoodooda.
  • "waa macquul inay jiraan khasaarooyin dad rayid ah soo gaaray laakiin aniga hada wax majiraan"ayuu yiri Mr.