Qeexid

"ld macne."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macno oo kali ah:
  • Run ahaantii waxaad moodaa mucaardidka hadafkoodu inuu yahay hebel hebel ku badal taas oo wax macno ah ummada u samaynayn.
  • Dad badan oo shisheeye iyo sokeeyaba lihi wadnaha ayay farta ku hayaan iyagoo ka baqaya in taladu na seegto oo is dilida iyo dagaalka macno darrada ah sii wadno kaddibna nabadda Soomaaliya baaqato.