Qeexid

"Ulajeeddada erey ama hadal sheegid."

Qeexid Kale

Is m.: wax muhiin ah iska dhigid (qof).

Qeexid Xigta

Wax sharaxooda sheegid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macnee oo kali ah:
  • Hogaamiyahan mucaaradka ah wuxuu sheegay in saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowlada ay dhankooda kusoo biireen, isagoo taas ku macneeyay inay arkeen amarada dagaal ee ay bixinayaan saraakiisha AMISOM.
  • Wax soo saarka guud ee Puntland oo uu ku macneeyay dhaqaalaha dalka soo gala (doolarka) iyo dhaqaalaha shaqsiyaadka oo kordhay.