Qeexid

"ld macnayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macnays oo kali ah:
  • Fannaanadu, waxay ka deyrisay nolosha qurbo-joogga ah oo ay ku macnaysay mid adag oo ka soo horjeedda dhaqanka Soomaalida.
  • Xoriyo, waxay ahayd, riwaayad caan ah oo dadku si weyn uga daba dhacay, Inkasta oo abwaanku ujeeddada riwaayada ku tilmaamay mid wadanI ah oo uu kaga hadlayay qadiyadda Soomaali Galbeed, haddana dadku waxay u macnaysteen wejiyo kala duwan.