Qeexid

"eeg macnee. ld macnays, micnayn, micnays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macnayn oo kali ah:
  • Marka aynu si gaara u eegno ilaa la-soo noqoshadii madax-bannaanida qaranimada Somaliland iyo doorkii Guuridu ka qaadanaysay, wuxuu ahaa marka aynu si kooban u macnayno hay’adda degaanka ugu muhiimsanaynd ee bulshadu u aqoonsanaysay hormoodnimo.
  • Kaasi waa marka loo macnaynayo si casri ah, balse waxaa jira macne qadiimi ah oo uu leeyahay gumaysigu, kaas oo ah (waa dhaq-dhaqaaq ku salaysan xoog, muquunin iyo ka faro maroojinta khayraadka ay leeyihiin dadka kale iyo ka faa’iidaysiga xoogooda).