Qeexid

"ld macayshad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maciishad oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee,maciishadda Magaalada Garowe ayaa ah mid aad iyo aad u jaban taasoo u masaabaxaysa qofkasta inuu si sahlna ugu noolaado.
  • Dowladda Puntland iyadoo ilaalinaysa nolosha iyo maciishada shacabka dan yarta ah ee horay loogu musalafiyey sanadadii 2006 ilaa 2008 sicir bararka ay keeneen lacagaha la soo been daabacay.