Qeexid
ld macaan2.
ld macaan2.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Geedaha intooda dhuuxa adag.
Qeexid Xigta: Waxkastoo adag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld miciinid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay.
Qeexid Xigta: Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.
Qeexid Kale: Dhunkasho (caruureed).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -caa, -cayd
Qeexid: Wax macaan ahaansho.
Qeexid Xigta: Cano dhay eh ahaansho.
Qeexid Kale: Wax cayilan ahaansho (neef).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: ld miciin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -iyay, -iday
Qeexid: Haweeney salaaxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Salaaxidda haweeney la salaaxo.
Qeexid Xigta: ld maraaciyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: maciinla'aan m.dh ld miciinla'aan.
m.dh
Qeexid: ld miciinid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld miciinsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld miciinso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld macayshad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.l) (dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld miibac. Dhagax adag.
Qeexid Xigta: Gaajo badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa.
Qeexid Xigta: Qeexidda wax la sharxay la siiyo.
Qeexid Kale: Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh. ld macno, micne, micno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld macne.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -ceysay
Qeexid: ld macaanee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld macaanow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld macayshad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]