Qeexid

(dii.) M. ah: qof waajib uu gudan lahaa ka baaqdo cudurdaar awgii; marmarsiinyo haysto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macduur oo kali ah:
  • Shilkan, ayaa ahaa mid aad u fool xun oo laga naxey, waxaana loo aaneynayaa Hooyada gabadha dhashey oo ahayd qof Macduur ah in ay ka naxdey amaba ka xumaatey.
  • Shilkan, ayaa ahaa mid aad u fool xun oo laga naxey, waxaana loo aaneynayaa Hooyada gabadha dhashey oo ahayd qof Macduur ah in ay ka naxdey amaba ka xumaatey.