Qeexid

"ld macaaneyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macayn oo kali ah:
  • Sidaa awgeed maadaama uu xisbiga KULMIYE sheegay inaanu ismacayn natiijada lagu dhawaaqay, waxa halkaa ka dhashay dareen walaac leh, taas oo ay dadku iswaydiinayaan talaabada ay qaadan doonaan reer KULMIYE hadii ay sidaa ku qanci waayaan.
  • Safiirkan yar oo markiisii horeba iska garanayey inaanay cidi asmacayn ergadiisa ayaa iska huleelay, wuxuuna war amuume u hadlay shanka roonland yidhi “Waa markii shanaad ee uu inankaa yari waxaas oo kale noola yimaado”.