Qeexid

"(-syo, m.l) Maro, inta badan midabbo leh, labada daraf iskaga tolon oo raggu qaarka hoose ka xirtaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macawis oo kali ah:
  • Cali Madhaafaan, maadaama uu maalintaa la kulmay qoys cusub oo ay xididayaan wuxuu sitay huga kuwooda maalin-sharafeed, shaal, cumaamad, bakoorad qurux badan, macawisaha kuwooda ugu qaalisan.
  • Waxa uu caado u lahaa inuu qaato macawis iyo shaadh, inta badan koodh u dheeraa.