Qeexid

Qof laga tegayo sii nabadgelyeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macasalaamee oo kali ah:
  • Is waraysi guud iyo sheeko kadib waa la is macasalaameeyay Caasha Sheerii iyo Cali oo la socday, laakiin Luul is-dhunkashadii waxaa kaga sii darnayd markay Caasha Sheerii tidhi, halka aan galo Najiibow waxaa ku soo tusi doona Cali.