Qeexid

"M. ah: qof aan waxba laga dhaadhicin karin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macangag oo kali ah:
  • Taas oo aw dawladii macangaga ahayd kaga jawaabtay dil iyo xadhig ay u gaysatay dadkii howhshaas waday.
  • Odayga macangagnimada sagaashanka keenay ee Safaad Xuseen, ayaa khudbad uu dadkiisa u jeediyay ku yidhi; “Wallaahi, Amiirikaan Aladiin Amsaxnaakun.