Qeexid

"(-nno/-immo/-imiin, m.dh) Nin arday wax bara."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macallin oo kali ah:
  • Ibrahim Macallin Kutub oo khilaafkasi xalintiisa kadib ugu waramay Garowe Online ayaa sheegay in ay ergooyinka dhamaantood ay taageersan yihiin beelaha Digil iyo Mirifle furitaanka Shirka isla markaana ay aqoonsan yihiin natiijada kasoo baxda shirka.
  • Saadaq waxaa lix bilood ka hor uu bilaabay in uu barto cayaaraha kubada Koleyga,waxaana gacanta ku dhigay walina leylinaya Macallinka da'da yar Mustaf cabdi Casiis Maxamed.