Qeexid

"ld macandi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaddi oo kali ah:
  • Ciidanka Burundi oo la weerarey Ciidamada Burundi ee ku sugan Muqdisho ayay kooxaha hubeysan ee ka horjeeda siyaasadda DF weerar ku qaadeen; iyadoo weerarkaas uu ka dhacay saldhigga ay ciidamadan ku leeyihiin Muqdisho oo ah Jaamacaddii Gahayr.
  • Gaadiidka qaraxa lagu weeraray ayaa ka baxay Jaamacaddii hore ee Gaheyr oo ay saldhig kale ku leeyihiin ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi, waxayna ku socdeen saldhiggooda Kulliyada Jaalle Siyaad.