Qeexid

ld macaawino.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaawinad oo kali ah:
  • Idaacadaha loo yaqaanno talk showga oo badanaaba neceb soo galootiga guud ahaan, Muslimiintana gaar ahaan ayaa aad duqeeya labadaan urur ayagoo ku eedeeyo macaawinada eey u fidiyaan shicibka la cabburiyo.
  • Nabad xumida ka jirto Soomaaliya waxa ay keentay in Hay’adaha Macaawinada bixiya in ay isaga tagaan qeybo badan oo ka tirsan wadanka, taas oo dhalisay cunno yari iyo daryeel xumo.