Qeexid

"Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan)."

Qeexid Xigta

Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaanow oo kali ah:
  • AlIa macaanow ha dhiman!
  • Macaanow ha iga dhiman.