Qeexid

"Dhaqan qof leeyahay."

Qeexid Xigta

ld macaanaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaani oo kali ah:
  • “Waxaa jira dad badan oo rajeynayay inay ka mid noqdaan golaha wasiirrada cusub, aniga xitaa waan ka mid ahaa, balse nooma suurogelin, waxaana ku talin lahaa in la taageero golahan cusub ee wasiirrada laguna qanco” ayuu yiri Xildhibaan Mowliid Macaani.
  • "Xildhibanadu waxay codkooda siiyeen xukuumada, waana sharci inay codka dhiibtaan, sidoo kalena in cod la geliyo moshinka laga doodayo iyaduna waa sharci, balse waxaa muuqda wax isdaba-marin uu sameeyay Sheekh Aadan Madoobe" ayuu yiri Mowliid Macaani.