Qeexid

"Dhuuni inta dhadhanka macaan leh; macmacaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaane oo kali ah:
  • Waraysigan Mawliid Macaane waxa uu muujiyay sida ay kooxaha Somaliya ugu adag tahay inay iskood u fulin karaan heshiiska ay gaadheen, balse waxa uu fulinta heshiisyada ula cararay beesha caalamka oo ay taageero ka helaan.
  • Saddexdii isku midka ahaa markiiba dananka way ku fadhiisiyeen, tii kalena wey u taag waayeen. illaa aan u bedelay midhihii may helin danankeeda. midhaha ayaa codka keena ee codku midhaha ma sameeyo, codku wuxuun buu macaaneeya.