Qeexid

"Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm."

Qeexid Xigta

Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaan oo kali ah:
  • Laakiin, Najiib wanaag xilligan labadooduba waa u daacad jacaylka ka dhexeeya, taas ayaana keentay inuu noqdo jacay dheelitiran oo hadda dheeli ka muuqan oo haysta dhabihii uu macaanaynayay dhadhankiisa dhammaan inta uu ka dhexeeyo waa Najiib iyo Luul.
  • Yusuf Xuseen Cali Ciise ayaa wariyeyaal soo booqday goobta riigga laga qodayo u sheegay inuu aad ugu rajo weyn yahay in biyo macaan la gaadho todobaadkan gudihiisa ( ilaah idankii ), Md.