Qeexid

"ld macaammilo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaamilo oo kali ah:
  • Tababarkaas, waxa Ciidanka ugu deeqday Shirkadda Caymiska Gaadiidka ee “Badbaao,” waxana ay ku baranayeen duruus iyo macluumaad ku saabsan, habka marista jidadka, kala-hagista baabuurta, calaamadaha iyo habka loola macaamilo Shilalka Gaadiidka.
  • Intaas kadib Mowliid Macaani waxaa uu baaq u diray Dowladda Mareykanka oo uu sheegay in wixii ka dambeeyay 1993-kii oo ciidamadooda lagula dagaallamay Magaalada Muqdisho uu Mareykanka si aan muuqan ula macaamilo Soomaaliya.