Qeexid

"ld macaammilo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaamil oo kali ah:
  • Dhanka kale, guddoomiyaha, wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inaysan la macaamili karin ciidammada AMISOM, isla markaana aysan dawooyin u doonan karin, isagoo ugu baaqay bulshada inay ka fogaadaan wax yeelada ciidammadaas.
  • "xitaa Odey dhaqameed haduu yahay qofkii kadaba yimaada Burcad Badeed waxaan ula macaamili doonaa sida burcad badeeda oo kale" ayuu yiri mar kale Mr.