Qeexid

eeg macdan1,2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaadin oo kali ah:
  • Wareegtada kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha ayaa u qoreyd sidatan: Xeer Madaxweyne LR. 05 ee January 29,2009 kuna saabsan Magacaabidda Agaasimaha Guud ee Macaadinta & Shidaalka.
  • Shirkadaha shidalka Chine ayaa kordhiyay joogitaankooda Africa kuwaas oo raadinaya in ay macaadin u helaan dhaqaalahooda kordhaya iyo sidii ay suuq ugu heli lahaayeen badeecdahooda.