Qeexid

"Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay."

Qeexid Kale

Dhunkasho (caruureed).

Qeexid Xigta

Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mac oo kali ah:
  • Maamulaha machadkaasi, Cismaan Xaaji Mustafe oo ka hadlay deeqdan waxbarasho ee 50-arday ee ay siiyeen wasaaradda waxbarashada ee noqonayso 30-arday oo ay u qaadanayaan dugsiga sare labaatanka arday ee kalena tababar macalimiin.
  • Warkan ku saabsan khilaafka Jaamaccada Camuud oo uu shaaca ka qaaday Guddoomiye ku xigeenku, waxay dad badani u arkayaan inuu ahaa khilaaf soo jiitamayey hoostana ka soo shidmayey oo huursanaa.