Qeexid

"mabaadi' m.dh.w eeg mabda'."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mabaadi oo kali ah:
  • Runtii waxaan aad ula yaabay sawirka khaldan oo ay Ayaan ka bixinayso Islaamka iyo mabaadida dhaqan dhaqaale, sidoo kale nolosha aadka u khaldan ee ay ka bixisay Haweenka Soomaaliyeed.
  • Shacabka Soomaaliyeed waxaa la gudboon inuu xaqiijiyo dib u xoreynta dalka, isla markaana ku dhaqaaqo wada tashi ballaaran oo qoto dheer si loo qeexo mabaadi’da saldhigga u noqon karta dib u dhiska Qaran Soomaliyeed.