Qeexid

"Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maax oo kali ah:
  • "Waxaa lasii daayay 3-doomood oo ay la socdeen 45-shaqaale oo Hindi ah, waxayna aadeen Somalia, mid ka mid ah waxaa la socday 15-shaqaale" ayuu yiri Qasim Cali oo ah madaxa urur u dooda Badmaaxiinta oo ka dhisay Gobolka Gujurat ee dalka India.
  • Madaxweyne Lee ayaa waxaa uu ciidamada badda ee dalkaasi ku amray in ay qadaan talaabo waliba oo suura galin karta inay kusoo furtaan Markabkaasi iyo shaqaalihii saarnaa oo gaaraya ilaa 21- badmaaxiin ah.