Qeexid

"Cid si xiiso iyo raaxo leh waqtiga ku dhaafin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maaweeli oo kali ah:
  • Kuna maaweelinaysa shacabka Somaliland been iyo waxaan jirin.
  • Waxay noqotay un wax laysku maaweeliyo oo looma aqoonsan in ay tahay murti xeel-dheer oo la fal-geli karta aqoonta siyaasadda maanta iyo maamulka xun.