Qeexid

"Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maashii oo kali ah:
  • Hargeysa (Haatuf) ururka Samafalka wadaniga ah ee la yidhaa EHEPO ayaa maalintii shalay deeq qalabka wax lagu barto ah kana kooban buugaag, qalimaan, iyo tamaashiir u qaybiyey 7 dugsi oo ay iyagu maal geliyaan, kuna kala yaal Hargeysa.
  • Deeqda ururkan oo isugu jirtay buugaag iyo qalimaan iyo tamaashiir ayaa loo qaybiyey dugsiyadaasi.