Qeexid

"Xoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiyo. ld maal1 (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maashi oo kali ah:
  • Hargeysa (Haatuf) ururka Samafalka wadaniga ah ee la yidhaa EHEPO ayaa maalintii shalay deeq qalabka wax lagu barto ah kana kooban buugaag, qalimaan, iyo tamaashiir u qaybiyey 7 dugsi oo ay iyagu maal geliyaan, kuna kala yaal Hargeysa.
  • Dowlaay, waxay ahayd qof bisil oo waaya-arag ah, waxay Dumaashigeeda yar si kaftan-dhabla ah ugu tiri:-"Waxaan u mudaa in aad geber facaa eh, meeshaaseey ku soo aragtay, ani mukuu bogin beryahaan".