Qeexid

"Hafin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maashee oo kali ah:
  • Laakiin saaxiibayaal anaga oo u gar iyo mar furan wixii daw naloogu yeesho, idinka laftiina ma idinla tahay inaad qoraalkiina u isticmaasheen weedho xinjiruhu da’ayaan iyo kelmado dhiilo ka urayso, anaga oo idin leh lafaha gura, xaragona haka tegina.
  • Waxay mahadi u sugnaatay Eebbe oo aanu ku mahadinayno kaalmo weydiisaneyno dembidhaaf weydiisaneyno, waxaana Eebbe ka magangeleynaa xumaanta nafsadyaalkanaga iyo xumaanta acmaasheena, qofkuu Eebbe hanuuniyo ma baadiyoobo.