Qeexid
ld maanshayn.
ld maanshayn.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: eeg maashee. ld maashays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: maasha xi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.
m.dh
Qeexid: Xoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiyo. ld maal1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -sheeyay, -shaysay
Qeexid: Hafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Biyo, hadal iwm ku harqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhul nabaadguuray.
Qeexid Xigta: Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.
Qeexid Kale: Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg maashoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Karreysaha geela.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld macaaneyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: mashaa'ikh m.dh.w eeg shiikh.
m.l
Qeexid: (-tayaal, m.l/dh) Qof shaqa la'aanta jecel oo cajislow ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax mashaqo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Faa'iidada laga helo badeeco la gaday.
Qeexid Xigta: Badeeco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: maansha xi. ld maasha.
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Bir weyn oo libaax badeedka lagu dilo marka badda laga soo saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (riw.) (-syo, m.dh) Jilid qosol leh.
Qeexid Xigta: ld maadeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Ka m.: macaash ka helid; faa'idid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld macnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Birdaawada bunka lagu dubo ama lagu saloolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]