Qeexid

"Bisha saddexaad ee sannadka miilaadiga ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maarso oo kali ah:
  • Culumaa'uddiinka Ahlusunna Waljamaaca iyo Dowladda Soomaaliya ayaa waxay heshiis ku kala saxiixdeen bishii Maarso ee sannadkan Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, heshiiskaas oo labada dhinac ay ku gaareen in Ahlusunna ay qayb ka noqoto xukuumadda.
  • Maarso 2007da ayaa ciidamo ka kala socd dawlado Afrikaan ah ku soo bilowdeen in ay yimaadaan Soomaliya, ayada oo ayna jirin waanwaan badan oo xaga siyaasadda.